18 Months to Fix Somalia’s Broken Political Trajectory
With just 18 months remaining before the parliamentary and presidential elections scheduled for May 2026, Somalia is at a critical juncture. The political framework established through the Arta Agreement of 2000 and further consolidated by the Mbagathi Conference in 2004 has been instrumental in helping Somalia to emerge from a decade of civil war and statelessness. These agreements laid the foundation for the Third Republic, emphasizing inclusivity, federalism, and shared governance. However, escalating divisions between the Federal Government of Somalia (FGS) and Federal Member States (FMS), coupled with unilateral governance decisions and a growing erosion of public trust, now threaten to dismantle these hard-won gains.
Commentary- Fix Somalia’s Broken Political Trajectory
Tiiyoo ay muddadii loo qoondeeyay doorashooyinka baarlamaanka iyo tan madaxweynaha ka hartay 18 bilood oo keliya, taas oo ku began May 2026, ayay Soomaaliya waxa ay maraysaa isgoys halis ah. Nidaamkii siyaasadeed ee lagu soo dhisay Heshiiskii Carta ee 2000, oo lagu sii turxaanbixiyay Shirkii Mbagathi ee 2004, ayaa fure u ahaa in ay Soomaaliya ka soo kabato xaaladdii dawlad-la’aanta iyo dagaalladii sokeeye ee tobanka sano soo jiitamayay. Heshiisyadaasi waxa ay aas’aas u noqdeen Jamhuuriyaddii Saddexaad ee Soomaaliya, iyaga oo diiradda saarayay u dhammaanshaha maamulka, nidaamka faderaalka iyo dhisidda dowlad heshiis lagu yahay. Si kastaba ha ahaatee, is maandhaafka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada, oo ay weheliyaan go’aanno dowladeed oo dhinac la keliyoobay iyo kalsoonidii shacabka oo shiiqday,ayaa hadda meesha ka sii saaraya guulahaas dhibka badan loo maray xaqiijintooda.
18 Bilood Waa Lagu Toosinkaraa Tubta Siyaasadda Soomaaliya