Fostering Safe and Inclusive Workplaces for Women in Somalia
Somalia is engaged in rebuilding from the bottom up all political, economic, and societal institutions that were destroyed during decades of conflict. This requires that Somalia utilize all resources at its disposal, including human resources. Yet women, who comprise 52.7% of the population, are economically and politically excluded, remaining in the margins. Women also outnumber men as heads of household in urban and rural areas, making it essential to ensure and promote women’s economic independence. This research broadly examines women’s participation in the public, private, and nonprofit sectors of the workplace in Somalia. It further explores the barriers women encounter and the strategies they employ to overcome these challenges.
Fostering Safe Workplaces Nov 2024
Soomaaliya waxa ay dib-u-dhis ku waddaa oo ay sagxadda ka soo qaadday dhammaan haya’daheeda siyaasadeed, dhaqaale, iyo bulsho, oo ay dhammaantood burburiyeen dagaallo tobannaan sano soo taxnaa. Si yoolkaas looga gun-gaaro, waxa lagama maarmaan ah in ay Soomaaliya ku bixiso hanti iyo tamar walba oo ay heli karto sida kartida aqooneed ee dadkeeda. Haweenka oo dadweynaha Soomaaliya ka noqonaya 52.7% weli waa la qoqobaa dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaanba. Sidaa oo kale, dumarku waa ay ka badsadaan ragga mas’uuliyadda qoyska miyi iyo magaalaba, taas oo muhiim ka dhigaysa in la xaqiijiyo, korna loo qaado madaxbannaanida dhaqaalaha haweenka Soomaaliya. Sidaas darteed, waxa ay cilmibaaristani si weyn ugu kuurgalaysaa doorka ay haweenku ku leeyihiin goobaha shaqo ee waaxaha dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay iyo ururrada samafalka ee Soomaaliya. Waxa kale oo ay raacdaynaysaa caqabadaha ay haweenku la kulmaan iyo siyaalaha lagaga bixi karo caqabadahaas.
Samaynta Goobashaqo oo Amni u ah Haweenka Soomaaliya