Tackling the Proliferation of Illicit Weapons in Somalia

This policy brief explores the historical context of arms proliferation in Somalia and its underlying drivers. It offers a detailed analysis of the Abudwak incident and examines the role of regional actors, particularly Ethiopia. Furthermore, it assesses the potential impact of lifting the arms embargo and presents practical recommendations. The brief emphasizes the urgent need to develop strategies for retrieving looted weapons and strengthening the legal and policy frameworks for managing weapons and ammunition.

Tackling the Proliferation of Illicit Weapons in Somalia

Warbixin siyaasadeedani waxa ay ka hadlaysaa asalka taariikhda Soomaaliya ee faafidda hubka iyo arrimaha dhiirrigelinaya. Sidoo kale waxa ay falanqaynaysaa oo ay qaadaa-dhigaysaa dhacdadii Caabudwaaq iyo sida ay dalalka jaarku ugu lug lahaan karaan, siiba Itoobiya. Dhanka kale, cilmibaaristani waxa ay indho indheynaysaa saameynta durba ka dhalatay qaadista cunaqabateytii hubka ee Soomaaliya; waxana ay soo jeedinaysaa talooyin waaqici ah, iyada oo dhanka kalena iftiimanaysa baahida degdega ah ee loo qabo in la horumariyo istraatijiyado lagu soo celinayo hubkii ka baxay gacanta dawladda iyo xoojinta siyaasado lagu maareynayo hubka iyo rasaasta.

La Dagaallanka Faafitaanka Hubka Sharci-Darrada ah ee Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *