A Memo For Somalia’s New Leaders on The Priorities of Citizens

The Heritage Institute for Policy Studies (HIPS) conducted a public opinion perceptions survey from January 9-23, 2017. HIPS asked a total of 1,364 adults aged 18 and older in Boosaaso, Beledweyne, Mogadishu, Baydhabo and Kismaayo about the policy areas they want the incoming government to focus on. Tackling insecurity was the number one concern followed by fixing the broken education system, healthcare services and unemployment.

download the full policy brief here


Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda waxa uu 9-23kii bishii Jannaayo 2017 sameeyay sahan lagu ogaanayo aragtida shacabka. Dad gaaraya 1,364 qof oo da’doodu ka sareyso 18 sano kuna kala nool magaalooyinka Boosaaso, Beledweyne, Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo ayuu machadku ka wareystay waxyaabaha ay u arkaan in ay muhiim tahay in dowladda federaalka ay awoodeeda isugu geyso wax ka qabashadooda. Amni darrada ayaa ahaa qodobka ay dadku dareenka ugu badan ka muujiyeen waxaana xigay waxbarashada, caafimaadka iyo shaqo la’aanta.

soo rogo warbixinta oo dhan