Consequences of Political Infighting

The rift between the two top officeholders in Somalia, and the subsequent removal of Prime Minister Abdi Farah Shirdon ‘Saa’id’, has dealt a serious blow to the credibility of the Federal Government of Somalia and disoriented it from the urgent task of state-building. Another phase of infighting could lead to the collapse of this government.

Still the crisis may offer a second lease of life for the government if managed properly. To regain confidence domestically and internationally, President Hassan Sheikh must urgently appoint a capable and credible prime minister and allow him to independently execute his constitutional responsibilities, starting with refocusing the government’s agenda back on institutional building and fighting corruption

Download the full Policy Briefing (PDF, 53.7KB)

Cawaaqibta Hardanka Siyaasadeed

Loollanka ragaadiyey madaxda ugu sarreysa ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee horseeday in baarlamaanku kalsoonida kala laabto Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ‘Saacid’ wuxuu dhaawac weyn u geystay sharciyadda dowladda, isla markaana wuxuu dowladda ka weeciyey waajibaadkeedii qaran-dhiska ahaa, sida bixinta adeegyada aasaasiga ah oo uu amnigu ugu horreeyo. Hardan kale oo dhaca wuxuu horseedi karaa burburka dowladda oo dhan.

Sidaas oo ay tahay, xiisaddan waxay fursad labaad siin kartaa dowladda, haddii ay si wanaagsan u maamusho. Si uu usoo ceshado kalsoonida gudaha iyo dibadda, Madaxweyne Xasan Sheekh waa inuu si degdeg ah usoo magacaabaa R/Wasaare tayo iyo sharciyad leh, isla markaana u oggolaadaa inuu si madax bannaan u guto waajibaadkiisa dastuuriga ah, oo ay ugu horreyso in majara dowladda dib loogu soo celiyo howsha muhiimka ah ee dhismaha hey’ado qaran iyo la dagaallanka musuqmaasuqa.

Soo rogo warbixinta oo dhan (PDF, 57.4KB)