Elite Capture of Urban Land in Mogadishu Eroding State Legitimacy
Mogadishu’s escalating land crisis is no longer simply a localized dispute over property boundaries, conflicting title deeds, or municipal demolitions. It has rapidly devolved into the defining test of whether the Somali state governs its capital through the rule of law – or surrenders it to political influence, private wealth, and coercive force.
At the heart of the problem is Somalia’s unresolved federal arrangement which leaves the capital without a clearly-defined status or governance model. Meanwhile, as the Benadir Regional Administration (BRA) and the Ministry of Public Works dispute responsibility for urban land, predatory political and commercial elites have seized on this vacuum to enrich themselves at the public’s expense.
Elite Capture of Urban Land in Mogadishu Eroding State Legitimacy
Dhibaatada dhulka ee Muqdisho ka taagani waxay yeelatay waji ka culus murannada caadiga ah ee la xiriira lahaanshaha dhulka, sabarloogooyinka is-khilaafsan iyo dhismayaasha ay dowladdu burburiso. Baylahdan maamul waxaa ka faa’iidaystay kooxo siyaasiyiin ah iyo ganacsato awood leh, kuwaas oo awooddooda iyo galaangalkooda u adeegsanaya urursiga hanti gaar ah, dhaawacna u geysanaya danta guuda ayaa hagaya, mise hadba cidii haysata saameyn siyaasadeed, awood dhaqaale iyo in xoog ay wax ku muquuniso?
Dhibaatadan waxaa xuddun u ah maqaamka Muqdisho oo aan weli xal siyaasadeed oo dhammeystiran laga gaarin. Geesta kale, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa labaduba door ku leh arrimaha dhulka. Baylahdan maamul waxaa ka faa’iidaystay kooxo siyaasiyiin ah iyo ganacsato awood leh, kuwaas oo awooddooda iyo galaangalkooda u adeegsanaya urursiga hanti gaar ah, dhaawacna u geysanaya danta guud.
Muqdisho iyo Dhul-boobka Jilibculusta oo Wiiqaya Sharciyadda Dowladda