International Engagement: The day after the New Deal

On 16 September 2013, Brussels is hosting the New Deal for Somalia Conference sponsored by the European Union (EU). Somalia will likely be the same on 17 September, the day after the New Deal Compact for Somalia is endorsed. The pact seeks to establish new rules of engagement between the donor community and Somalia. Most importantly, it offers a rare opportunity for both sides to chart a new collaborative framework anchored in mutual respect, transparency, and accountability.

Download the full Policy Briefing (PDF, 123KB)

Kaalinta Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Maalinta Xigta ‘Heshiiska Cusub’

Maalinta 16-ka September 2013ka, ayaa magaalada Brussels waxay marti galinaysaa shir lagu saxiixayo barnaamij loo yaqaan ‘Heshiiska Cusub’ (New Deal) oo uu qabanqaabadiisa leeyahay Midowga Yurub. Soomaaliya ayaa loo badaniyaa inaysan waxba iska beddelin 17-ka September, oo ah maalinta xigta saxiixa Heshiiska Cusub. Heshiiskan ayaa raadinaya sidoo loo yagleeli lahaa qaabab cusub oo ay u wada shaqayn karaan bulshada deeq bixiyayaasha iyo Soomaaliya, waxa ugu muhiimsan ee ay taabbo galinayso arrintan ayaa ah in loo abuuro labada dhinacba fursadda ah inay ku wada shaqeeyaan is ixtiraam labada dhinac ah, hufnaan, iyo xisaab sami.

Soo rogo warbixinta oo dhan (PDF, 119KB)