Somalia: Preserving the Integrity of the Election

There are plenty of reasons to believe that the current FGS and FMS administrations are attempting to replicate the 2016 playbook, hoping that the results will be different this time. Their actions are doing significant damage to the credibility and legitimacy of Somalia’s entire electoral system and further cementing the apathy of Somalis towards their country’s democratic experiment. Preserving the faith of the Somali people in their electoral system should be a cornerstone of the peacebuilding and statebuilding agenda.

Download the full commentary here

Waxaa jira tilmaamo badan oo muujinaya in madaxda federaalka iyo kuwa gobolladu ay doonayaan inay mar kale doorashada u musuqmaasuqaan sidii doorashadii 2016-dii loo musuqay, iyagoo quud darraynaya inay guul ku gaari karaan boobka doorashada. Nasiib darro, boobka iyo musuqa doorashadu waxa uu macno dilayaa hannaanka doorashada
iyo dowladnimada, waxa uuna shacabka dhaxalsiinayaa inay ka quustaan dowlanimada iyo inay ka aamin baxaan inta siyaasadda ku jirta. Taasina waxay caqabad ku noqonaysaa dhisidda qaran dimuqraadi ah. In shacabku kalsooni ku qabaan hannaanka doorashooyinkana waxay lagama maarmaan u tahay in Soomaaliya ay nabad hesho
qaranna uu u dhismo

Halkaan kasoo rogo faaladda oo dhamaytiran