STATE OF SOMALIA: 2022 Report

The Heritage Institute’s State of Somalia (SOS) report focuses on the main developments and key trends in politics, security, the economy, social services and the role of external actors in 2022. The objective of this annual report is to document key events that shaped Somalia throughout the year as well as provide analysis and context for policymakers, academics and the general public in order to support peace and state building efforts in the country.

Download the full report here

Warbixinta “Xaaladda Soomaaliya” oo uu Machadka Daraasaadka Siyaasadda
ee Heritage u soo saaro si sannadle ah ayaa sannadkan 2022 diiradda saaraysa
waxyaabihii ugu waawaynaa ee xilligaas dalka ku soo kordhay, sida arrimaha la
xiriira horumarka, siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo hawlwadeennada shisheeye ee ka qaybgala geeddi-socodka dowladnimada Soomaaliya. Ujeeddada warbixintu waa in sannad kasta la kaydiyo dhacdooyinka muhiimka u ah jihaynta dalka iyo in sida oo kale la lafaguro dhacdooyinkaas, si ay uga faa’iidaystaan hawlwadeennada siyaasadda, cilmibaarayaasha, iyo bulshawaynta Soomaaliyeed, laguna taageero dadaallada loogu jiro nabadgalyada iyo dowlad-dhiska Soomaaliya.

Halkaan kala soo deg daraasadda waa dhamaystiran