State Of Somalia Report 2021

This report covers the period from January 2021 to December 2021. It presents and analyzes the main developments in the country with a focus on politics, security, economy, humanitarian issues and the role of external actors. The Heritage Institute for Policy Studies (HIPS) is publishing this report with the following objectives: (i) to document and analyze the impact of key events in Somalia throughout the year (ii) to provide context and analytical framework for policymakers, academics and the general public and (iii) to support peace-building and state-building efforts in Somalia with a comprehensive overview of key events in the country.

Download the full report here

Warbixintan oo la diyaariyey muddadii u dhaxaysay bishii Jannaayo ee sannadkii 2020- kii ilaa bishii Diseember ee 2021-kii, ayaa soo bandhigaysaa falanqayn lagu sameeyay horumarka ugu weyn ee uu dalku ku tallaabsaday muddadaas sannadka ah, waxaanay si gaar ah diiradda u saaraysaa dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, arrimaha binu’aadantinimada iyo kaalinta beesha caalamka. Machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage ayaa daabacay warbixintan oo uu ka lahaa ujeeddooyinkan soo socda: (I) in la weeleeyo, lana falanqeeyo dhacdooyinkii muhiimka ahaa iyo saamaynta ay Soomaaliya ku yeesheen sannadkaas oo dhan(II) in siyaasiinta, aqoonyahanka iyo dadweynaha loo soo bandhigo xaaladda dalka ka jirta iyo habsami socodka hawlaha shaqo.(III) in la taageero dedaallada loogu jiro nabadaynta iyo dawlad dhiska Soomaaliya, iyada oo si xeeldheer loo dhuganayo dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee dalka ka dhacay

Halkaan kala soo deg warbixinta oo dhamaystiran