The Human Cost Of El Nino in Somalia : A Call To Action for the Government Of Somalia

The early warning systems must be improved. Preparing for the consequences of increased rainfall, droughts, and temperature changes could save lives and livelihoods. An early warning system is essential for effective mitigation and control of disaster risks, as it would spread information and allow the government to connect more effectively with populations in disaster-prone areas. Community-based flood early warning systems, flood disaster awareness and evacuation and flood monitoring maps would help communities to establish resilience pathways and assist them in managing and resisting climatic shocks.

Download the full commentary here. 

Waa in la horumariyaa nidaamka digniinaha feejigan. Waxa nafaha dadka iyo habnololeedka bulshadaba badbaadin kara u diyaar garowga cawaaqibxumada ka dhalan karta kororka roobabka, abaaraha, iyo isbeddelka heerkulka. Nidaamka digniinaha goor hore la shaaciyo ayaa muhiim u ah in si wax ku ool ah loo yareeyo, loona xakameeyo khataraha ka dhasha musiibooyinka, maadaama in xogaha la faafinayo goor hore ay dowladda u suuragalinayso in ay si fiican ugu xidhnaato dadwaynaha ku dhaqan goobaha halistu ka jirto. Nidaam digniineed oo ku salaysan in bulshada goor hore looga digo daadadka, laguna wacyigaliyo masiibada daadadka iyo daadguraynta, iyo khariiradaha la socodka daadadka ayaa bulshooyinka si fiican uga caawinaya aasaaska hab-nololeed adkaysin u leh,kana caawinaya maaraynta iyo iska caabbinta waxyeellooyinka cimilada.

Halkaan kala soo deg Faallada oo dhamaystiran