TRANSFORMING SOMALIA’S BANKING SECTOR TO IGNITE ECONOMIC GROWTH: STATUS AND WAYS FORWARD

The development of a sound financial sector plays a significant role in driving economic progress. It fosters economic growth by promoting capital accumulation and technological advancement through various means. These include increasing the rate of savings, mobilizing and aggregating savings from different sources, providing information about investment opportunities, facilitating the inflow of foreign capital, and optimizing the allocation of resources. It is presumed that countries with well-developed banking systems with sufficient capital markets grow faster compared to those with underdeveloped systems.

DOWNLOAD the ENGLISH Report HERE

In ay waaxda bangiyadu ku tallaabsato horumarka wax ku ool ah waxa door muhiim ah ka qaatay dardargalinta geeddi-socodka ilaha dhaqaalaha. Tani waxa ay wanaajinaysaa koboca dhaqaalaha, iyada oo kor u qaadaysa dakhliga soo xaroonaya iyo horumarka tignoolajiyada, taas oo lagu kasbanayo in loo maro jidad kala duwan. Waxa kuwaas ka mid ah kobcinta xaddiga raasamaalka, isku dubbaridka iyo isku xidhka hantida ka timaadda ilaha kala duwan ee dhaqaalaha iyo bixinta xogaha ku salaysan fursadaha maalgashiga, fududaynta habsami-socodka dhaqaalaha ka yimaadda dibadaha iyo kor u qaadista qoondaynta dakhliga. Waxa la aamminsan yahay in dalalka nidaamka bangiyadoodu horumarsan yihiin ee haysta suuqaq raasamaal oo ku filan, in ay ka kobcoc fiican yihiin kuwa uu liito horumarka nidaamkooda maaliyadeed.

Halka kala soo deg daraasadda oo Af-Soomaali ah: