Youth Perspectives on Governance, Statebuilding and Conflict Prevention in the Banaadir Region
In the Somali context, the experiences of Banaadir youth are deeply shaped by ongoing multidimensional conflicts that have resulted in widespread insecurity, instability, and political crises. Young people hold a unique position in Somali society, offering personal experiences, access to local communities, and insights into the challenges faced by the country’s most vulnerable social groups, particularly youth. This paper aims to explore Banaadir youth’s experiences and perceptions of governance, state-building, and conflict prevention and resolution in the region. It seeks to understand their views on governance and state-building processes, investigate their role in preventing and resolving violent conflicts, and identify challenges limiting their participation in these areas, while proposing strategies to overcome these obstacles.
Youth Perspectives on Governance, State-building and Conflict Prevention in the Banaadir Region
Dhallinyaradu kaalin muhiim ah ayey kaga jirtaa bulshada Soomaaliyeed; waxaanay ka faa’iidaystaan waayo-aragnimada iyo fursadaha ay ka helaan nolosha ay xog-ogaalka u yihiin iyo khibradaha ay ka dhex kasbadaan qaybaha kala duwan ee bulshada ay ku dhex nool yihiin. Sidaas daraadeed, aragtiyo dhaxalgal ah ayay dhallinyaradu ka kasbadeen duruufaha ku xeeran qaybaha nugul ee bulshada, gaar ahaan dhallinyarada IWM. Ujeeddada ugu weyn ee cilmibaaristani waa in la fahmo waayo-aragnimada iyo aragtiyayaha dhallinyarada gobolka Banaadir ee ku saabsan hannaanka dowlad-dhiska, maamul wanaagga, iyo sida oo kale ka hortagga iyo xallinta khilaafaadka.
Daraasaddu waxa ay si gaar ah diiradda u saaraysaa saddexdan ujeeddo: in la baadho waayo-aragnimada iyo aragtiyaha dhallinyarada ee la xidhiidha maamul wanaagga iyo dawlad-dhiska; in la qiimeeyo sida ay dhallinyaradu uga qayb qaataan ka hortagga iyo xallinta khilaafaadka rabshadaha wata; iyo in la tilmaamo caqabadaha ku xeeran i dhallinyaradu ka qaybgalaan arrimahaas. Ugu danbayn, cilmibaaristu waxa ay soo jeedin doontaa istaraatijiyado wax ku ool ah oo lagu xallinayo caqabadahaas la soo suxay, kuwaas oo gacan ka gaysan doona sidii loo dejin lahaa siyaasaad u adeegta kaqaybgalka dhallinyarada.
Aragtida Dhallinyarada Gobolka Banaadir ka Qabaan Maamulka, Dowlad-dhiska iyo Kahortagga Colaadaha