Annual Forum For Ideas 4 –6 December 2022, Djibouti: Communique

The Heritage Institute for Policy Studies’ Sixth Annual Forum for Ideas, held in Djibouti between 4 – 6 of December 2022 successfully concluded. Over 500 participants consisting of policymakers, academics, business leaders, and civil society, of whom 350 came from countries in the Horn region and worldwide, spent three days of research findings presentation, deliberations, and policy dialogue.

Download here the full Communique 

Madasha Aragti-wadaagga Sannadlaha ah ee Machadka Daraasaadka Siyaasaadda ee Heritage, oo markii lixaad lagu qabtay magaalada Jabuuti 4-6 bishii Diisenber 2022; ayaa guul ku soo dhammaatay. Waxa kulanka ka soo qayb galey in ka badan 500 oo qof, kuwaas oo isugu jira jaangooyeyaal-siyaasadeed, aqoonyahanno, hoggaamiyeyaal ganacsi iyo bulshada rayidka a. 350 ka mid ah ka soo qaybagalayaasha ayaa ka kala yimid dalalka Geeska Afrika iyo dacallada dunida. Ka soo qaybgalayaasha shirka ayaa muddadaas saddex maalmood ah ku hawllanaa soojeedimo daraasadeed, aragti-wadaag iyo doodo siyaasadeed.

Halkaan Kala soo deg War-murtiyeedka oo dhamaystiran