SOMALIA IS CALLING: AVERTING DROUGHT FROM BECOMING A FAMINE

Drought is a natural phenomenon caused by a prolonged period of abnormally low rainfall, accompanied by high temperatures, leading to a shortage of water. Water shortages directly contribute to crop failure and the death of livestock which can quickly result in chronic food insecurity. It is important to note, however, that the
severity of a drought is not simply the result of the rainfall deficit but also depends
on its timing and duration.

Download the full policy brief here: English

Abaartu waa xaalad dabiici ah, oo ay sababaan roob la’aan/yaraan dabadheeraatay oouu weheliyo heerkul aad u sarreeya oo biyo la’aan dhaliyaa. Biyo la’aantu waxa ay si
toos ah uga qaybqaadataa dhimashada xoolaha iyo bixid la’aanta beeraha, taas oo si
dhaqso ah u sababta cunto la’aan joogto ah. Si kastaba ha ahaatee, waxa muhiim ah
in lagu baraarugsanaado in aanay khatarta abaartu ka dhalan oo kaliya roob yaraanta balse ay ku xiran tahay xilliga iyo muddada uu da’ayo.

Halkaan kasoo rogo warbixinta oo dhamaystiran: Soomaali