CALL FOR POLICY PAPERS: Social Media and the Changing Dynamics of the Somali Society

With internet affordability and recent advances in information and communication technologies, social media has had a profound impact on interactions between people. Social media platforms allow their users to connect with others worldwide. Many Somalis, particularly youth, use social media platforms extensively for entertainment, news, politics, religion, communication, and business. Platforms widely used by Somali youth include WhatsApp, Facebook, Twitter, YouTube, TikTok, and Instagram. Social media users share thoughts and ideas and learn about what is happening elsewhere in the world. Social media has also made it easier for businesses to connect with their customers, communicating directly and learning what they think about their products and services.

Download The Full Instructions Here

Helitaanka khadka internetka iyo horumarka waayadaan danbe laga gaaray
isgaarsiinta,warfaafinta iyo tignoolajiyadda casriga ah ayaa keenay in baraha bulshadu saamayn weyn ku yeesho isdhexgalka iyo xiriirka ka dhaxeeya dadka. Fagaareyaasha baraha bulshada ayaa dadka isticmaala u ogolaaday in ay ku xirmaan daafaha dunida. Soomaali badan, gaar ahaan dhallinyarada ayaa baraha bulshada si xad-dhaaf ah ugu isticmaala madadaalada,wararka, arrimaha siyaasadda, ganacsiga, diinta, iyo isgaarsiinta. Fagaarayaasha baraha bulshada ee ay dhallinyarada Soomaaliyeed adeegsadaan waxa ka mid ah WhatsApp, Facebook, Twitter, YouTube, TikTok, iyo Instagram. Dadka isticmaalaha baraha bulshada waxa ay ku wadaagaan figradaha iyo aragtiyaha, waxaanay ku ogaadaan waxyaalaha ka dhacaya dunida dacalladeeda. Waxa kale oo uu baraha bulshadu fududeeyay isku xiranka ganacsatada iyo macaamiishooda, iyo in ay macaamiisha toos ula xiriiraan ganacsatadu iyo waliba in ay ogaadaan aragtiyaha ay macaamiishu qabaan waxyaalaha ku salaysan ganacsigooda iyo adeegyadooda

Halkaan kala soo deg faahfaahinta oo dhamaystiran