SECURITY SECTOR REFORM IN SOMALIA: Challenges and Opportunities

After a protracted, hotly contested and sometimes violent electoral transition process, in mid-May 2022, Hassan Sheikh Mohamud assumed the presidency of the Federal Government of Somalia (FGS) for the second time. He arrived at a time when al-Shabaab remained a potent military force across significant parts of Somalia. Between 16 December 2020 and 6 September 2021, for example, al-Shabaab’s fighters conducted 1,047 attacks on Somali and African Union (AU) targets, according to the UN Monitoring Group on Somalia.1 This represents an average of about 4 attacks every day.

Download The Full Report Here

Kadib, muddo kororsi ay ku lammaanaayeen muddaharaadyo waaweyn iyo rabshado hareeyay geeddi-socodka doorashada, waxa bartamihii May 2022, mar labaad madaxweynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya loo doortay Xasan Shiikh Maxamuud. Waxa uu xilka qabtay xilli ay al-Shabaab awood meliteri ku haysato deegaanno muhiim ah oo ku baahsan guud ahaan dalka Soomaaliya. Tusaale ahaan, sida ay sheegtay Kooxda Dabagalka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya,muddadii u dhaxaysay 16 Diseenber 2020 iyo 6 Sebteember 2021, waxa ay al-Shabaab soo qaadday 1,047 weerar, oo la la beegsaday goobo muhiim u ah Soomaaliya iyo Midowga Afrika.1Tani waxa ay celcelis ahaan ka dhigan tahay in ay maalin kasta soo qaadaysay afar weerar.

Halkaan kala soo deg Daraasadda oo dhamaystiran