CALL FOR POLICY PAPERS!

Heritage Institute invites all interested scholars and and students to submit panel, posters and and papers for the Forum for Ideas: Promoting Dailogue, Reconciliation and Peace Cultures Among Somalis.

Abstract Deadline: 31 May 2022
Full Paper Deadline: 30 August 2022
For more details:link

Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ‘Madashiisa Aragti Wadaaggu, waxa ay martiqaadaysaa codsiyada daraasado ku saabsan mawduucyada la qorsheeyay, kuwaas oo kala ah kooxo jeedinaya daraasado isku mawduuc ah (panels), kooxo baahinaya xogo sawirro lagu muujiyay (posters) iyo warbixino daraasadeed oo shaqsi ah, kuwaas oo dhammaantood ka hadlaya wadaxaajoodka, dibuheshiisiinta iyo hab-dhaqanka nabaddda ee bulshada Soomaaliyeed iyo bulshooyinka kale.

Halkaan ka soo degso faahfaahinta oo dhamaystiran