Youth Unemployment and Security In Somalia:Prioritizing Jobs For Achieving Stability

Based on survey in seven major cities in Somalia, this report explains the dynamics, depth, scope, and salience of youth unemployment in the country. It further discusses the vulnerability of unemployed youth to recruitment by violent groups as well as extremism, clan violence, armed political militancy, and armed robbery. Finally, the research explores the prospects for employment programs that can help prevent youth from participating in violent conflicts.

Download the full report here

Iyada oo laga duulayo sahan loogu kuurgalay todoba magaalo oo Soomaaliya ah ka mid ah, waxa ay warbixintani si qoto dheer diiradda u saaraysaa isbeddellada, fursadaha, yoolasha, iyo dareennada ku gadaaman shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliya. Ka dibna waxa ay falanqaynaysaa sida ay dhallinyarada bilaa shaqada ahi ugu nugushahay ku biiritaanka kooxaha xagjirka ah-argagixisada, colaad oogayaasha beelaha, maleeshiyaadka hubaysan ee siyaasadda iyo qawlaysatada waxdhacda. Ugu danbayn, daraasaddu waxa ay u kuurgalaysaa siyaabaha loo aasaasi karo barnaamijyo shaqo abuur, kuwaas oo lagaga hortagi karo in ay dhallinyaradu noqoto xaabo lagu huriyo rabshadaha iyo dagaallada dalka aafeeyay.

Halkan kala deg Warbixinta oo dhamaystiran