Decentralization Options for Somalia

The issue of decentralization has been hotly debated in Somalia for the past decade. Following the collapse of the military dictatorship in 1991, few Somalis openly advocate for the return to a centralized authoritarian state that monopolizes power in Mogadishu. For many Somalis, some form of decentralization is necessary. However, the most suitable model of decentralization for Somalia remains a matter of contention.

This paper is the first in a series of outputs by the Heritage Institute for Policy Studies on the topic of decentralization. The Institute will engage with various Somali stakeholders and communities across the country with the aim of informing the process further.

Download the full report here  (PDF, 460 KB)


Tobankii sano ee la soo dhaafay, dadka Soomaaliyeed waxay si weyn uga doodayeen arrinta la xiriirta in xukunka lagu baahiyo gobollada iyo degmooyinka . Kadib dumistii xukunkii keli-taliska ee milateriga ahaa, ma muuqato Soomaali badan oo si bareer ah ugu baaqaysa in dib loo soo celiyo dowlad dhexe oo kelitalis ah, awoodda dalkana ku haysata Muqdisho. Laakiin waxaa jira dad badan oo Soomaaliyeed oo doonaya in la helo dowlad dhexe oo xoog leh oo dimoqraaddi ah. Haddii si kale loo dhigo waxaa la dhihi karaa Soomaali badan ayaa u aragta lagama maarmaan in gobollada iyo degmooyinku ay xukunka la wadaagaan dowladda dhexe. Ha yeeshee, waxaa dhab ah in dood weyn ay weli ka taagan tahay qaabka ugu mudan ee xukunka loogu baahin karo gobollada iyo degmooyinka.

Qoraalkaani waa taxane waraaqo-cilmiyeed ah oo kasoo baxaya Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda, wuxuuna ku saabsan yahay mowduuca baahinta xukunka (decentralization). Waxay ujeeddadu tahay inay uu billaabato dood qaran ah oo dhab ah iyo inay fikrad ku kordhiso dadka ay taladu ka go’do. Machadku waxa uu sii wadayaa inuu arrintan kasoo saaro faahfaahinno isagoo la tashi ballaaran la sameyn doona shacabka Soomaaliyeed.

Halkan ka akhriso qoraalka oo dhan (PDF, 471 KB)