DIGITAL ID : Prospects And Challenges For Somalia

Advances in technology and improvements in connectivity have given governments new capabilities, such as digitizing records, capturing biometrics, and automating processes. These improvements have enabled new concepts such as digital identity that allow human data to be converted into a machine-readable format. While digital identity systems are gaining prominence to respond to global identity challenges, their implementation has faced hurdles and led to failed outcomes. This article outlines the prospects and challenges of digital identification systems (digital ID) in Somalia. It does so by applying a qualitative research method that includes expert interviews and document analysis.

DOWNLOAD the ENGLISH Report HERE

Koboca tignoolajiyada iyo horumarka laga gaaray isgaarsiinta ayaa dowladda siiyay awoodo ugub ah oo ay ka mid yihiin, in xogaha loo kaydiyo hab dhijitaal ah, diiwaangalinta ku salaysan sawiridda faraha iyo indhaha (biometrics) iyo ganacsiga ku dhisan habraacyada tignoolajiyadda casriga ah. Horumarradaas ayaa hirgaliyay aragtiyaha cusub ee ay ka midka yihiin aqoonsiga dhijitaalka ah oo ah hannaan uu
mishiin akhriyayo xogaha dadka. Iyada oo ay nidaamyada aqoonsiga dhijitaalku door weyn ku leeyihiin ka falcelinta caqabadaha dunida ka haysta dhinaca aqoonsiga, haddana hirgalintooda waxa la gala kulmay carqalado horseeday guuldarrooyin. Cilmibaaristani waxa ay u kuurgalaysaa caqabadaha ku gadaaman iyo mustaqbalka ay leeyihiin nidaamyada aqoonsiga dhijitaalka ah ee Soomaaliya. Daraasaddan ayaa ururinta iyo falanqaynta xogaha u cuskanaysa hab cilmibaariseedka tayo-beegga (qualitative method) iyada oo la xog-waraysanayo xeeldheerayaal farsamo, lana gorfaynayo dokumentiyo wax-ku-ool ah.

Halka kala soo deg daraasadda oo Af-Soomaali ah