Gaalkacyo Conflict: Drivers, Contributors and Potential Solutions

Gaalkayo is the only divided city with two different administrations in Somalia. A peaceful solution to the Gaalkacyo conflict could contribute to a peaceful Somalia. Therefore, the careful study, analysis and peaceful resolution of this conflict should not be underestimated. If the conflict in Gaalkacyo continues while Somalia is experiencing a new governance model, this may set a bad precedent and other conflicts could be unfortunately Gaalkacyo-lized. Finding a solution to the Gaalkacyo crisis should be a top priority for Somalia’s upcoming federal leadership and the leadership of the two administrations.

Download the full report here.


Gaalkacyo waa magaalada keliya ee kala qaybsan oo leh laba maamul kala duwan. Xal nabadeed oo laga gaaro colaadda Gaalkacyo waxa uu ka qeyb ka noqon karaa nabadda Soomaaliya. Sidaa darteed, is mari-waaga Gaalkacyo waa in aan la dhayalsan. Haddii ay colaadda Gaalkacyo sii socoto iyadoo Soo-maaliya ay bilowday hirgelinta nidaamka cusub ee federaalka, waxa ay horseed u noqon kartaa colaado kale oo ka dillaaca degaanno kale oo uu is mari-waa ka taagan yahay. Xal u helidda colaadda Gaalkacyo waa in ay ahmiyad sare u noqotaa hoggaanka iyo dowladda Soomaaliya ee dhowaan la filayo in la dhiso.

Soo rogo warbixinta oo dhan.