On Reviewing Somalia’s Provisional Constitution: Background, Challenges, And Future Prospects

 

Somalia’s constitution-making process has become a never-ending and an expensive project throughout the last two decades. The Transitional National Charter, which established the third republic in Djibouti in 2000, called for a new constitution. In 2004, the Transitional Federal Charter established a constitution-making process for the country.

Download the full report here

Labaatankii sannadood ee u danbeeyay, dajinta dastuurka Soomaaliya waxa uu noqday mashruuc qaaliya oo aan dhammaad lahayn. Axdi-qarameedkii kumeelgaarka ahaa oo ay 2000 samaysay Jamhuuriyaddii saddexaad ee lagu soo dhisay dalka Jabuuti ayaa ku baaqay in la sameeyo dastuur cusub. Axdiga Federaalka Kumeelgaarka ah ayaa 2004 asaasay nidaam dalka dastuur loogu samaynayo. Xukuumadihii Soomaaliya u kala danbeeyay ayaa sameeyay guddiyo dhawr ah:

Halkaan kala soo deg Daraasadda oo dhamaystiran