State Of Somalia 2023 Report

The Heritage Institute’s State of Somalia (SOS) report focuses on the main developments and key trends in politics, security, the economy, social services, and the role of external actors in 2023. This annual report documents key events that shaped Somalia throughout the year and provide analysis and context for policymakers, academics, and the general public to support peace and state-building efforts in the country.

SOS REPORT 2023

Warbixinta “Xaaladda Soomaaliya” oo uu Machadka Daraasaadka Siyaasadda
ee Heritage u soo saaro si sannadle ah ayaa sannadkan 2023 diiradda saaraysa
waxyaabihii ugu waawaynaa ee xilligaas dalka ku soo kordhay, sida arrimaha la
xiriira horumarka, siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, arrimaha bini-aadannimada, adeegyada bulshada iyo hawlwadeennada shisheeye ee ka qaybgala geeddi-socodka dowladnimada Soomaaliya. Ujeeddada warbixintu waa in sannad kasta la kaydiyo dhacdooyinka muhiimka u ah jihaynta dalka iyo sida oo kale in la lafaguro dhacdooyinkaas, si ay uga faa’iidaystaan hawlwadeennada siyaasadda, cilmibaarayaasha, iyo bulshawaynta Soomaaliyeed, laguna taageero dadaallada loogu jiro nabadgalyada iyo dowlad-dhiska Soomaaliya.

Warbixinta Xaaladda Soomaaliya 2023

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *