The Somali Government’s First 100 Days

On 3 March 2013 Prime Minister Abdi Farah Shirdon stood before parliament and presented his government’s accomplishments of its first hundred days. Such a proactive strategy in itself is commendable. It shows an appreciation for institutional checks and balances, acknowledges parliament’s oversight role, and contributes to the establishment of an open and accountable governance system in Somalia. However, there are disturbing signs of an imbalance between foreign policy priorities and domestic achievements. Equally worrying is the perception that disparity has emerged between the two highest offices.

Download the full Policy Briefing (PDF, 111KB)

3-dii March, 2013, Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa hortagey baarlamaanka, wuxuuna soo bandhigay wax-qabadkii dowladdiisa ee 100- kii maalmood ee ugu horreeyey. Istiraatiijiyadda isxilqaanka ku dhisan ee aan sugeyn inta baarlamaanku dowladda uu u yeerayo, waa mid ammaan mudan. Waxay muujinaysaa fahamsanaanta xukuumadda ee isku dheellitirnaanta hay’adaha qaranka iyo awoodda kormeer ee baarlamaanka, waxayna dhiirri gelinaysaa in Soomaaliya ay ka hirgasho hannaan maamul oo oggol furfurnaan iyo isla-xisaabtan. Dhanka kale, isu-dheelli-tirnaan la’aanta waxqabadka dibadda iyo kuwa guduhu waa arrin laga welwelo. Waxaa sidoo kale walaac ka imanayaa is-buurashada xafiisyada fulinta ee dalka ugu sarreeya, waayo waxaa madaxtooyada lagu eedaynayaa in ay gacmo-gacmaynayso hawlaha dastuurku u gooni yeelay Golaha Wasiirada.

Soo rogo warbixinta oo dhan (PDF, 111KB)