The Somalia – Somaliland Negotiations

The recent dialogue between the Somali Federal Government and Somaliland in Turkey is an encouraging step toward political reconciliation. Somaliland’s grievances based on historical injustices must be recognized and addressed adequately. Constitutional guarantees must be developed to ensure that past mistakes are not made again. But Somaliland must realize that its quest to leave the union is growing increasingly untenable.

Download the full Policy Briefing (PDF, 135KB)


Wada-hadalladii dhawaan Dowaladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ku dhex maray dalka Turkiga waa tallaabo yididiilo leh oo loo qaaday dhanka dib-u-heshiin siyaasadeed. Cabashooyinka Somaliland ee salka ku haya xadgudibyo iyo tacaddi horreeyey waa in laga garaabaa, sida ugu mudanna looga xaal-marsiiyaa. Sidoo kale waa in dabaanad-qaadyo dastuuri ah la dhqan geliyaa, si loo xaqiijiyo in aan khaladaadkii horay u dhacay dib loogu dhicin; dhanka kalana Somaliland waa in aysan ka gar-waaqsataa dooniddii ahayd in ay ka go’do Soomaalida ay noqotay mid la gaari waayey.

Soo rogo warbixinta oo dhan (PDF, 115KB)