Using Meritocracy to Reform Somalia’s Public Service: Challenges and Opportunities
This report analyzes the challenges and opportunities in Somalia’s public service and contends that implementing a merit-based recruitment and selection system is essential for attracting a competent and highly skilled workforce. Examining the country’s historical misgovernance, political instability, widespread nepotism, and cronyism, the study explores shortcomings of the current recruitment and selection practices. It emphasizes the need for merit-based staffing principles to establish a competent and ethical public administration.
Using Meritocracy to Reform Somalia’s Public Service: Challenges and Opportunities
Cilmibaaristani waxa ay gorfaynaysaa caqabadaha ku xeeran iyo fursadaha ka jira adeegyada dowliga ah ee Soomaaliya, waxaanay ku doodaysaa in hirgalinta nimaad shaqaale xulasho oo ku dhisan xirfado iyo tayooyin shaqo-aqoonnimo ay lafdhabar u tahay soo jiidashada cudud-shaqaale oo ku hubaysan karti iyo hufnaan. Iyada oo loo kuuragalayo maamulxumada, xasiloonidarrada siyaasadda, eexda iyo qaraabakiilka baahsan ee soo jireenka ah, waxa ay cilmibaaristani raadraacaysaa goldaloolooyinka hadda ka jira hababka shaqaalaysiinta iyo xulashada shaqaalaha. Waxa ay xoogga saaraysaa baahida loo qabo in la helo mabaadii shaqaalaysiineed oo ku dhisan xirfadaha iyo tayooyinka shaqo-aqoonnimo, si loo abuuro maamul dowladeed oo leh waxtar iyo kaladanbayn.