Somalia’s Livestock Sector: Improving Trade Standards, Regulatory Frameworks and Insurance Options

The livestock sector in Somalia is a vital contributor to livelihoods and food security but faces numerous challenges, including a lack of resilience, inadequate import and export standards, and a lack of regulatory frameworks and livestock insurance options. This policy paper explores the current state of the livestock production system, trade, regulatory frameworks, and insurance policies. It proposes strategies for improvement to ensure the prosperity of pastoralists in the face of evolving environmental, economic, and geopolitical dynamics.

Our findings showed many challenges in livestock production, trade, and regulatory frameworks. They ranged from ecological issues in production to intricate obstacles within the livestock trade, insufficient regulatory frameworks, policy deficiencies, and difficulties in implementing livestock insurance. Our study revealed significant challenges, including overstocking and overgrazing intensified by droughts, altered disease transmission, conflicts, geopolitical instability, weak state capacity, and a lack of development schemes for nomadic pastoralists.

Somalia’s Livestock Report

Xoolaha nool ayaa door laxaad leh ka ciyaara haqab-beelka cuntada iyo hab-nololeedka bulshada Soomaaliyeed, balse waxa soo foodsaaray caqabado tiro badan oo ay ka mid yihiin adkaysin la’aan duruufeed, isu-dheellitir la’aan ka jirta heerarka dhoofinta iyo soodejinta xoolaha, qaabdhismeed sharci oo aan jirin, iyo fursadaha caymiska xoolaha oo ka maqan Soomaaliya. Haddaba, warqad-siyaasadeeddan ayaa u kuurgalaysa xaaladda ay hadda ku sugan yihiin nidaamka waxsoosaarka xoolaha, ganacsiga, qaabdhsimeedka sharciga, iyo qorshe-siyaasadeedka caymiska, waxaanay soojeedinaysaa istaraatiijiyado lagu horumarin karo xoolaha nool, si reer guuraagu ugu tallaabsado baraare nololeed; oo la xiriira arrimaha deegaanka, dhaqaalaha iyo isbeddellada siyaasad-juquraafiyadeed.

Natiijooyinkayaga ayaa muujinaya caqabado badan oo haysta waxsoosaarka xoolaha, ganacsiga iyo qaabdhsimeedka sharciga. Caqabadahan ayaa isugu jira dhibaatooyin deegaan oo la xiriira waxsoosaarka iyo caqabado ku salaysan ganacsiga xoolaha; la’aanta qaabdhismeed sharci; maqnaanta qorshe-siyaasadeed; iyo caqabaha ku gadaaman hirgalinta caymiska xoolaha. Daraasaddayada ayaa shaacisay caqabado waaweyn oo ay ka mid yihiin in xooluhu u daaqaan si tan-dhaaf ah iyo in xerooyinka looga buuxiyo si xad-dhaaf ah, kuwaas oo ay xaaladahooda uga sii dareen abaaraha, isdhalanrogga cudurrada faafa, khilaafaadka, xasiloonidarrada siyaasadda gobolka, awoodda dowladda ee liidata, iyo la’aanta qorsheyaal horumarineed oo loogu talagalay xooladhaqatada reer guuraaga ah.

Xoolaha Soomaaliya